Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee maamul goboleedka Puntland ayaa Goordhaweyd Xukun Dil ah Ku Fulisay Dhalinyaro 5 ah oo lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.
Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabsida ee Maamulka Puntland Col. Cabdiftaax Xaaji Aadan ayaa Warbaahinta u sheegay in dhalinyaradaasi Saaka lagu fuliyay xukun dil ah.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada.