Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa maanta laba sanno oo xabsi ah ku xukuntay Cabdimaalik Muuse Coldoon oo muddo laba bilood ah ku xirnaa Hargeysa.
Xukunka maxkamaddu waxay u cuskatay eedo loo soo jeediyay Cabdimaalik oo ay ka mid ahayd faafin warar been abuur ah.
Guuleed Axmed Jaamac oo ka mid ahaa qareenadii u doodayey wariye cabdimaalik oo arintaas ka hadlayo ayaa waxaa uu yiri.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada