Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Xaley Gaarey Dalka Imaaraadka Carabta

0
181

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Isugu tagga Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha oo si weyn loogu soo dhaweeyay Abu Dhabi ayaa kulamo kala duwan la leh Madaxda dalkaasi.

Waxaa uu xalay wadahadal la yeeshay Madaxda dalkaasi oo uu ugu horeeyo Sheik Mohamed bin Zayed Al Nahyan oo ah boqorka dalkaasi .

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Saldhiga Milatari ka furanaysa Magaalada Berbera ee Somaliland , waxaana Saldhigaasi kasoo horjeestay Qaar ka mid ah Madaxda Soomaalida.