Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo bayaan maanta soo saartay ayaa waxa ay ka digtay kooxda Alsaaciduuna bil xaq, taasi oo looga dhawaaqay dalal ay ka mid yihiin Soomaaliya.
Hay’adda Culimada ayaa bayaankeeda waxa ay ku sheegtay shacabka in looga baahan yahay in ay ka hortagaan, inta aysan ku fidin guud ahaan dalka.
Halkan Hoose kaga dhegeyso mobilkada