Sheekh Maxamed Cabdi Umul oo kamid ah Culimada waa wayn ee Soomaaliyeed ayaa si si weyn uga Waramay Urur diimeedka dhowaan Looga dhowaaqay Qaybo kamid ah dalka Soomaaliya iyo Wadamo kale.
Sheekh Umal ayaa si wayn uga Waramay Halista Ururkaasi, Taariikhda iyo Halka uu ka yimid, Waxyaabo Qarsoonaa oo la Xiriira iyo Hogaanka Ururukaasi Isku magacaabay ALSAACIDUUNA BIL-XAQ.