Dhegeyso:Ganacsatada Magalada Hargeysa oo Fariin u Direy Maamulka Somaliland

0
146

Ganacsatada Magaalada Hargeysa oo isugu jira kuwa heerka dhexe iyo kuwa Hoose oo maalintii shaley kulan ku yeeshey magalada hargeysa ayaa ayaa waxa ay ka hadleen shaqo joojin ay sameeyeen, kadib markii sarifka lacagta Dollarka uu cirka isku shareeray.

Ganacsatadan ayaa xukuumadda Somaliland waxa ay ugu baaqeen in ay wax ka qabato sarifka Dollarka ee cirka isku sii shareeray.

Hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa.

Ganacsatada Somaliland

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Ganacsatada Somaliland Mobil