Dhegeyso:Xukuumada Federaalka oo Sheegtey In 6 Milyan oo Somali Ah Ay Gaajo iyo Macluul Kusoo Wajahan Tahay

0
58

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Lix Milyan oo Qof oo Soomaali ah ay gaajo iyo macluul daran wajahayaan, loona baahan yahay in si deg deg ah wax loogu qabto.

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Maryan Qaasim oo warbixin u soo gudbisay Golaha Wasiirada ayaa sheegtay in Wasaaradda ay diyaarisey nidaamkii lagu hagaajinayey xiriirka iyo isu-duwida Hay’adaha gargaarka iyo Dowladda.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Eng. C/raxmaan Yariisow ayaa sheegay Dowladda Soomaaliya in ay wado dadaalo lagu badbaadinayo dadka ay saameeyeen Abaaraha.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Cabdirahman Yariisow

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cabdirahman Yariisow Mobil