Wasiirka Wasaaradda Dastuurka dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa waxa uu sheegay in ay wadaan wadahadallo ku saabsan dib u eegis lagu sameyn doono dastuurka dalka.
Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa sidoo kale tilmaamay in wadatashiyadda ay ka qeyb qaadan doonaan qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada