Kolonyo ay la socdeen Mas’uuliyiin ka mid ah Guddiga Gurmadka Abaaraha, ayaa waxaa qarax miino lagula eegtay duleedka Magaalada Muqdisho.
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah Guddiga gurmadka Abaaraha ayaa warbaahinta u sheegay in Qaraxaasi aysan waxyeelo kasoo gaarin Marka laga soo tago Burburka gaariga soo gaaray.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada