Dhegeyso: Reysulwasaaraha Xukuumada Federaalka oo Sheegey In Shacabka Somaliyeed Looga Baahan Yahay Iney Isku Tashadaan

0
45

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in Xukuumadda ay ku shaqeyn doonto rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, si looga dhabeeyo halbeega xukuumadda ee ah karti iyo hufnaan.

Waxa uu u sheegay Ra’iisul Wasaaraha in Dowladda ay isku deydo in ay isku tashato, isaga oo sheegay in shacabka Soomaaliyeed laga aruuriyay lacag badan, si wax loogu qabto dadka Abaaraha ay saameeyeen.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Reysul khayre

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Reysul khayre Mobil