Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr. Aweys Sheekh ayaa sheegay in ay qaati ka taagan yihiin oo Go’aanka Maxkamadda ay ka fulin la’yihiin Qabiil iyo garab istaag.
Waxa uu sheegay hadii laba Qof ay isa soo dacweeyaan oo Dowladda Hoose ay soo cadeyso, hadii xukunka la rido in Qofkii uu qaadanayo Racfaan, isaga oo ku socda qaab Qabiil ah.
Dr. Aweys Sheekh Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa ku baaqay in la tayeeyo Ciidanka Booliska, si ay uga hortagan kooxaha indhacadeeska iyo ku takri falka ka wada Maxkamadaha dhexdooda.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Gudomiyaha Maxkamada G Banaadir
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Gudomiyaha Maxkamada G Banaadir Mobil