Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu kaga turjumayo xukumada ku saleysan caatifada ee ay ku dhawaaqaan maxkamadaha maamulka somaliland, Ayadoo waalidooda beryahan gaartey in ruux kastoo xamar taga ama xirta wax bluug ah in ay xabsiyada u tabaaxaan ayagoo masuuliyiintoodana ay madaxda dalka somaliya kula kulmaan dubai iyo meelo kaloo badan.