Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in Qeybaha kala ee Shaqaalaha Dowladda Hoose ay isbuucaan qaadan doonaan Mushaaraadkooda.
Waxa uu sheegay in aysan jirin doonin Mushaar bilooyin ka maqnaada Shaqaalaha, Waxa uu xusay in u ku dadaalayo sidii loo joogteyn lahaa Mushaarka shaqaalaha Dowladda Hoose.
Waxa uu ugu baaqay Shaqaalaha Dowladda Hoose in ay si Daacad ah u gutaan Waajibaadka saaran kana shaqeeyaan hormarinta Gobolka Banaadir.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada