Gudoomiyaha Degmada Xamar Jajab Axmed Cusmaan Dhoore ayaa amaro cusub oo loogu soo cellinaayo bilicda degmada dul dhigay shacabka ku nool degmada Xamar Jajab.
Axmed Cusmaan ayaa sheegay in Shacabka looga baahan yahay in ay ka shaqeeyaan Nadaafada degmada, sidoo kale waxa uu sheegay in talaabo sharci ah laga qaadayo cidii biyaha wasaq ah ku soo daadisay Laamiga iyo goobaha kale ee Ganacsiga hortooda.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Guddoomiyaha-Degmada-Xamar-Jajab
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Guddoomiyaha-Degmada-Xamar-Jajab Mobil