Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa Fariin u diray dhalinyarada ku jirta Xarakada Al-Shabaab.
Madaxweynaha ayaa ugu baaqay dhalinyaradaasi in ay kasoo baxay Al-Shabaab , islamarkaana ay kusoo biiraan Ciidamada dowladda Soomaaliya.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada