Prof Maxamed Xaaji Mukhtaar oo ah bare wax ka dhaga jaamac ku taala magalasa savana georgia ee dalkla mareykan ayaa waxaa uu ka hadlayaa isbedeladii kala duwanaa ay soo martey somaliya taasoo uu ka soo bilaabey intii aysan somaliya xoriyada helin iyo inta gobol ay ka koobnaan jirtey iyo sida hada xaalkeedu yahay iyo sidey u dambeyn doonto isagoo uga dambeystiina afka ku dhuftey xalka waxa uu ku jiro.