Hogaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Baay waxa uu u magacaabay Cali Wardheere C/raxmaan, kadib kulankii ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada Maamulkaasi.
Masuulka loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Baay ee lagu magacaabo Cali Wardheere C/raxmaan ayaa la sheegay in uu ahaa Ganacsade si weyn looga yaqaano Degaanada Koonfur Galbeed, wuxuuna bedelayaa C/rashiid C/laahi Maxamed oo loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.
Wasiirka Ka Tirsan Maamulka Shariif oo Aqrinaya digretadii kasoo baxdey xafiiska shariif xasan waakan ee nala dhegeysta.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada