Dhegeyso:Malaaqa Beesha Hubeyr Malaakh Xasan Shuurow oo Dowlada ka Dalbay In Sharciga Lasoo Taago Cidii Ka Dambeysey Dilkii Cabaas Siraaji

0
87

Malaaqa Beesha Hubeyr Malaaq Xasan Shurow oo maanta warbaahinta kula hadley magalada beydhabo ayaa dowlada federaalka iyo xukuumadeeda ka codsadey in sharciga lasoo taago cidii ka dambeysey dilkii loo geystey ex wasiirka howlaha guud iyo guryeynta Cabaas Cabdullahi sheekh Siraaji oo ay si gardaro ah u toogteen ilaalada hanti dhowrka guud ee qaranka dr Nuur Farax Jimcaale.

Malaaq Shurow hadaladiisa waxaa kam id ahaa.

Malaaq shuurow

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Malaaq shuurow Mobil