Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaq u diray Hay’adaha Ammaanka dowladda Soomaaliya.
Waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in ay muujiyaan kaalintooda ku aadan xaqiijinta Ammaanka.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada