Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari sheegay in wada shaqeyn Fiican ay ka dhaxeyso Xildhibaanada Aqalka Sare iyo sidoo kale Xildhibaanada Golaha Shacabka.
Waxaa uu sheegay Markii la dhisaayay Aqalka Sare in laga cabsanaayay wada shaqeynta dhexmarikarta labada Gole, laakiin hadda cid walba ay shaqadooda qabsato.
Mar uu arintaasi ka hadlayeyna hadaladiisa waxaa ka mid ahaa
Halkan hose kaga dhegeyso mobilkadaProf jawaari Mobil