Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. C/laahi Cali Caanood, ayaa sheegay in ay howlgalo lagu qaadayo isbaarooyinka yaala wadoonyinka gobolka shabelaha hoose, jubabada dhexe, Bay iyo shabelaha dhexe ay bilaabi doonaan dhwaaw qaarna ay hadaba socodaan.
Sidoo kale Abaanduulaha ayaa wacad ku maray in la soo afjari doono guud ahaan wadooyinka u xiran ururka Al-shabaab iyo kooxaha burcada jideedka ah ee go’doonsan, lana furi doono.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Mobil