Daawo Sawir uu Amiin Camir Maanta Ka Sameeyey Damuljadiid iyo Alla Sheekh

0
114

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu ka sameeyey kooxda Damuljadiid iyo Alsheekh oo beryahan gabaduub ugu jira jirey ay  u hor istaagi lahaayeen iftiinkan yar ee ay heyshey umada somaliyeed taasina ay tahay ayaandaro cusub oo usoo socota umada somaliyeed hadii aan laga hortegin, Dalka somaliya ayaa in mudo ahba waxaa ay u afduuban tahay kooxo gacan saar la leh dalaka aan dooneyn in somaliya ay cagaheeda ku istaagto ayagoo ku bedeshay wax yar oo shilimaad ah.