Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maanta la hadlayey xubnaha golaha shacabka ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la dhiso Axsaab Siyaasadeed.
Waxa uu xusay in lagama maarmaan ay tahay dhameystirka Sharciyada ay ku dhaqan geli lahaayeen Axsaabta Siyaasadda.
Sidoo kale waxa uu sheegay in loo baahan yahay in dalka uu ka gudbo nidaamka Qabaa’ilka oo uu u gudbo nidaamka Axsaabta.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada