Daawo Wareysi Dhinacyo Tadan Taabanaya oo Ay Warbaahinta Qaranka la Yeelatey Madaxweyne Farmaajo

0
60

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta dowladda waxaa uu kaga hadlay arrimo badan oo ay ugu horeyso sida uu u arko warbaahinta qaranka,Waxqabadka dowladda, dhanka amaanka, siyaasadda iyo garsoorka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa dhanka kale ka hadlay la dagaalanka Shabaab iyo mushaar bixinta ciidamada iyo hay’adaha kale ee dowladda.