Dhegeyso: Reysulwasaare Kheyre oo Maamulka Gobolka Banaadir Ku Amrey Inuu Shaqaleeyo 1000 Dhalinyaro

0
68

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku amray maamulka gobolka Banaadir in ay shaqaaleysiiyaan ku dhawaad 1000 qof oo ka mid ah dhalinyaradda Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Muqdisho.

Waxaa uu sheegay in maanta Xafiiskiisa ay kasoo bixin doono Warqad lagu Amraayo gudoomiye Taabid in uu qabto Shaqadaasi.

Waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal badan ay ku bixin doonto shaqaaleysiinta dhalinyaradda Soomaaliyeed meelwalba oo ay jooggaan.

Reysulsaraae-Kheyre

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Reysulsaraae Kheyre Mobil