Sheekh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) oo ayaa maanta ku dhawaaqay in uu ka baxay ururka Al-shabaab oo mudo badan uu ka mid ahaan jiray, kadib warbaahinta oo uu kula hadlay magaalada Muqdisho.
Waxaa uu sheegay Roobow in uu yimaado Magaalada Muqdisho in ay ka wada shaqeeyeen Dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale Beesha Caalamka, uuna u mahadcelinaayo.
Sidoo kale Muqtaar Roobow ayaa sheegay Dowladda Soomaaliya in iyo isaga in uu u socdo wada hadal, kaasi oo uu sheegay in uu ka rajeynayo in uu guul ku soo dhamaado.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Mukhtaar Roobow Abu Mansuur Mobil