Beyahan waxaa magalada muqdisho ka socdey shirar ay yeelanayeen qaar ka tirsan xidhibaanada dowlada federaalka ee kasoo jeeda koonfur galbeed shirarkaas oo ay kaga soo horjeedeen shariif xasan.
Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka mid ahaa xildhibaanadaas oo la hadley warbaahinta universal tv ayaa sheegey in shariifka maadaama uu in ka badan 2 sano iyo bar uu hayey hogaankaasi aysan jirin wax uu qabtey uu isaga dego xilkaasi si umada ay horumar ugu talaabsato.