Gudoomiye ku Xigeenka Gobolka Shabeelaha hoose dhinaca dhaqaalaha CabdiFataax Cabdule oo aan maanta wareysi la yeelanay ayaa hoosta waxa uu ka xariiqay in ayan dhici doonin sidii hore oo kale in Ciidamada Dowladu iyo Amisom ay xoreeyaan degmo ka mid ah gobolkaan hadana dadkii ay Xoreeyeen dib u dhibaateeya
Halkan ka dhegayso