Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshey daafeet.com ayaa ku warama in howlgalkii xaley ay ciidamada kumaandoosta iyo kuwa mareykanka ay ku qaadeen beer ku taala deegaanka bariire ay ku dileenilaa iyo laba 10 ka mid ah maleeshiyada alshabab kuwaasi oo beerta ku dhuumaaleysaanayey.
kadib kolkii uu howlgalkaasi kusoo dhamaadey si nabdoon ayaa waxaa saxaafada magalada muqdisho bilowdey borobogaando ay howlgalkaasi si qaldan ay ugu soo bandhigeen shacabka somaliyeed.
Mid ka ah horjoogayaasha beelaha duulaanka ku ah gobolka shabeelaha hoose si gaar ahna u taageera maleeshiyada shabaab iskuna magacaabo Iimaan khaliif rooble oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in howlgalkan uu ahaa mid lagu beegsadey beeshiida Habar Gidir isla mar ahaantaasna uu ugu baaqey dowlada federaalka somaliya iney barto waxa dhacay isagoo markaasi daboolaya xaqiiqda dhacta ah iyo waxa dhacay.
Halkan ka dhegeyso codka Imaan Khaliif
Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada
Sidoo kale ayaa dagaal ooge cali nuur oo si xoog ah uga mid ah maamulka gobolka shabelaha hoose kana soo jeeda beesha habar gidir ayaa dhankiisa howlgalka lagu diirsadey ku sheegey mid lagu xasuuqey beeraaley ayadoo xaqiiqda dhabta ah ee jirta ay tahay in xuseen moorayaal oo isaga isku magacaabey xuseen tabliiq uu yahay shaqsi xoog ku heystey beeraleyda deegaanka isla markaana si toos ah loogu yaqaaney dhaqaalo ku bixinta fikirka shabaabiga.
Halkan hoose ka dhegeyso Cali Nuur oo Arintaasi Ka Hadlaya
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
intaas oo hal reer ah oo reerkaas ah hadeesan shabab sheen xataa kheer uguma kulmin meeshaas 24 sano dhibta somalia kuwii dhaliyweey
waxaan Oran laxaa hargidir in ay ka soo Hassan Shabelada Hoose inta laga nadiifinayo.shabellada hoose
Comments are closed.