Kulan ay isugu yimaadeen jaaliyada koonfur galbeed ee dalka australiya oo ay weliba ka dhex muuqdaan odayaal rug cadaa ah oo magac iyo maamuus ku dhex leh umada somaaliyeed ayaa waxaa ay cambaareyn dusha kaga tuureen maamulka fadhiidka ah ee uu hor kacayo Shariif Xasan wexeyna sheegeen in maamulkaasi uu ka gaabiyey wax u qabadka shacabka koonfur galbed iyo deeganadooda wexeyna ugu baaqeen dhamaantood in maamulkaasi uu isaga dego xilka si ay bulshada horumar u gaarto.