Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo kasoo jeeda Galmudug ayaa ugu baaqay madaxda Galmudug iney la yimaadaan xasilooni siyaasadeed.
Nabadoonka oo warbaahinta ayaa sheegay iney soo jeedinayaan in dowladda Federaalka iyo sidoo kale dadkii dhistay maamulkaasi ay si cadaalad ah u kala dhex galaan madaxda Galmudug, si loo xalliyo khilaafka jira.
Waxa uu sheegay Nabadoon Axmed Diiriye Cali, in wax laga xumaado ay tahay in khilaafkan yimid iyo sidoo kale in hadda maamulka Gamudug halis ugu jiro inuu burburo.
Axmed Diiriye oo Ka Hadley Xiisada ka Taagan Galmudug
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Axmed Diiriye oo Ka Hadley Xiisada ka Taagan Galmudug Mobil