Dhegeyso:Gudoomiyihii Baarlamaanka Galmudug oo Ka Hadley Xil Ka Qaadis La Sheegey In Xaley Lagu Sameeyey

0
55

Gudoomiyaha Baarlamaanka maamul goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir oo la hadlay warbahinta ayaa ka hadlay xilka ka qaadistii xalay ay sheegeen in ay ku sameeyeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulkaasi.

Waxaa uu sheegay in xilka aan xilliggaan laga qaadi karin Maadaama uu sheegay in uu ku jiro Xabsi guri waa sida uu hadalka u dhigay.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Xareed Cali Xareed uu yahay Xildhibaan ,Laakiin uusan aheyn Gudoonka Baarlamaanka Galmudug.

Gudomiyaha Barlamanka Galmudug

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudomiyaha Barlamanka Galmudug Mobil