Dhegeyso: Axmad Madoobe oo Sheegey In Shirka Kismaanyo Ka Furmaya uusan Waxba u Dhimi Doonin Midnimada Dalka Somaliya

0
59

Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in shirka kismaayo ka furmaya uusan waxba u dhibi doonin Siyaasadda Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in Shirkaasi in uu yahay gogol Nabadeed, islamarkaana Natiijadda kasoo bixi doonta in ay noqon doonto mid ay dani ugu jirto dhammaan umadda Soomaaliyeed.

Axmed Madoobe ayaa sidoo kale tilmaamay in Shirkaasi uu yahay mid wanaagsan oo Siyaasadda Soomaaliya lagu jaheyn doono.

Magaalada Kismaayo ayaa hadda waxaa ku sugan Shariif Xasan Sheekh Aadan oo isna qalalaase siyaasadeed kaga furan yahay maamulka uu horjoogaha ka yahay.

Axmed-Madoobe

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Axmed-Madoobe Mobil