Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ugu baaqay Xildhibaanada Golaha Shacabka in ay ansixiyaan Sharciga la dagaalanka Musuqmaasuqa.
Waxaa uu sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay gudbisay Sharciga la dagaalanka Musuqmaasuqa, islamarkaana wali uu horyaallo Baarlamaanka Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa xusay in dowladda Soomaaliya ay ku dadaali doonto sidii loola dagaalami lahaa Musuqmaasuqa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada