Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha iyo maamulka degmada wanlaway ayaa shaley gelinkii dambe lagu qabtey degmada wanlawayn kulankaasi oo lagu gorfeynayey dhacdooyin xanuun badan oo ay geysanayeen kooxo isbaarooley ah isla markaana xiran dareyska ciidanka dowlada.
Odayaasha iyo maamulka ayaa fariin adag u direy xukuumada federaalka ayaga oo ka codsadey dadkaasi in laga qabto shacabka degmada hadii laga qaban waayana wexey sheegeen in ay gacan isugula tegi doonaan.
Bimaal wuu is xureeyey Gare xur waaye Reer daafeet Geledi iyo jiido jareer aa ku badan caqligooda ma shaqeynaayo la mana sugaayo iney xur noqdaan aniga Hariin ayaa ka soo jeedaa Baydhabo wax kaga badan malahan hadana waxba ma noqdaan maxaa yeeley jareertaa ku badan waan idiin la talinaa inta jileeca ah Gaaljecel haska sheektaan. Hada ka hor malaaq cumarey ayaa la dhahay Habargidir la dagaalama markaasuu dhahay anaga nama heestaan jidkey isbaaro dhigteen caqligaas ayaa la idiinku hogaamiyaa ciidan aadan horey u laheen maa hada la sameynaa
Comments are closed.