Gudoomiyaha gobolka banaadir isla markaana ah duqa magaalada muqdisho isaga oo la hadlayey warbaahinta ayaa marka hore tacsi u direy dhamaan eheladii dadkii ku geeryoodey qaraxii shaley gelinkii dambe ka dhacay isgoyska zoobe, Isla markaana shaqacabku ugu baaqey in gelinka dambe ee maanta ay kasoo qeyb galaan banaxbax looga soo horjeedo falkii waxashnimada ahaa ee dadka loogu laayey magalada muqdisho falkaasi oo ay geesteen koxo kasoo horjeeda horu socodka umada somaliyeed isla markana u adeega kooxo diidan qaranimada iyo sharafta umada somaliyeed.
DUQA MAGAALADA MUQDISHO OO UGU BAAQEY SHACABKA INEY ISU SOO BAXAAN
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
DUQA MAGAALADA MUQDISHO OO UGU BAAQEY SHACABKA INEY ISU SOO BAXAAN MOBIL