Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii shaley Galab ka dhacay Isgooyska Zoobe ee Magaaladda Muqdisho.
R/wasaare kheyre, ayaa qaraxaasi ku tilmaamay mid Argagixisinimo, waxaana uu tilmaamay in dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay ay ahaayeen shacab waxba aan galabsan.
Reysulwasaaraha ayaa shacabka somaliyeed ugu baaqey in ay meel uga soo wada jeestaan dadka nabadiidka ah oo u diidey somaliya iney harsato.
Ra’iisul Wasaare Kheyr Oo ka hadley Qaraxii Shaley
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Ra’iisul Wasaare Kheyr Oo ka hadley Qaraxii Shaley Mobil