Madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta booqdey qaar kamid ah isbitaaladii la dhigay dadka dhaawacyada qaba,wuxuuna madaxweynuhu dhiig u shubay dad Soomaaliyeed oo qaraxaasi dhibaato culus ka soo gaartay.
Madaxweyne Farmaajo ayaa muujiyay sida Dowladda Soomaaliya ay uga xuntahay Qaraxaasi wuxuuna ku baaqey in laga wada qeyb qaato u gurmashada dadka walaalaha ah ee mashaqadu qabsatay.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada