Beryahan waxaa magalada baydhaba ka socda kacdoon looga soo horjeedo maamulka fadhiidka ah ee uu hogaamiyaha ka yahay shariif xasan kaasoo ay wadaan qaar ka tirsan xildhibaanada maamulka koonfur galbeed.
Kulan ay isugu yimaadeen xildhibaanadaas ayaa markii ugu horeysey bilaabey intey runta u sheegaan shariif xasan oo is lahaa qof kula hadli karto ma jirto waana guul ay gaareen xldhibanada koonfur galbeed oo hada u taagan sidii loola xisaabtami lahaa maamulka mudada seddexda sano meesha fadhiyey umada aanilaa iyo hada wax rajo ah ugu maqneyn.