Dhegeyso: Wasiirka Amniga Maamulka Shariif Xasan oo u Hanjebey Mucaaradka Maamulka

0
62

Wasiirka Amniga maamlka Sharif Xasan, Xasan Xuseen Eelay oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in tilaabo ay ka qaadi doonaan dadka kasoo horjeeda maamulka ee shirarka ku qabta Magaalada Baydhabo.

Xasan Xuseen Eelay ayaa sidoo kale tilmaamay in dadka Shacabka ah ee degaanada maamulka Koonfur Galbeed laga doonaayo in ay la shaqeyaan maamulka.

Si kastaba arintu ha ahaatee ma aha markii ugu horeysey oo ay shacabka u hanjabaan maamulka uu hogaamiyaha ka yahay shariif xasan balse waxaad moodaa in caburinta ay caburayaan shacabka iyo saxaafada haatan ay taagan tahay meeshii ugu dambeysey.

Xasan Eelaay

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xasan Eelaay Mobil