Amiin Camir ayaa bogiisa waxaa uu maanta kusoo qaatey samey uuka sameeyey reysulwasaarihii hore ee dalka Cumar Cabdirashiid oo in mudo ahba ku mashquulsan siduu u fulin lahaa siyaasada qaran dumiska ah ee ay usoo wakiisheen dowlaha diidan in somaliya ay cagaheeda ku istaagto.
Dhawaan ayey aheyd kolkii cumar iyo hogaamiyeyaasha maamul goboleedyada ay isugu tageen dalka imaaraadka carabta halkaas oo waxoogaa shilimaad ah oo ay ku dumiyaan xukuumada federaalka halkaasi kasoo heleen balse ay u hagaagi weydey hamigii ay damacsanaayeen.