Dhegeyso: Wasaarada Gaashaandhiga oo Markii ugu Horeysey Ka Hadashaey Askarta Jidgooyada Sameysato

0
108

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay faah faahin ka bixisay Dagaalka ka dhanka ah ee Al-shabaab iyo askarta jid gooyada sameysato, kaasi oo uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed (Farmaajo).

Agaasimaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Prof. Sokor Jaamac Geyre oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay Howlgalada badan la sameeyey oo laguula dagaalamayo askarta jidgooyada sameysata wuxuuna ku tilmaamey in ay yihiin dambiilayaal.

Wuxuu sheegay Ciidamada xoogga dalka ay dad badan oo jidgooyo u taala gobolada dalka gaar ahaan goblka shabelaha hoose ay usoo qabqabteen qarkoodna ay hada sugayaan maxkamad.

Sokor Jaamac

Halkan hose kaga dhegeyso mobilkada

Sokor Jaamac Mobil