Guddida Doorashooyinka somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada ka soo baxday doorashadii madaxtooyada ee somaliland.
Gudoomiye gudiga doorashooyinka somaliland Cabdiqaadir Iimaan ayaa Sheegay Inay Doorashadii Madaxtooyada Ku Guulaysteen Murashaxiintii Xisbiga Kulmiye ee Murashaxii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Murashaxii KU Xigeenka U Ahaa Ee Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici.
Madaxweynaha Somaliland oo lagu dhawaaqay
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Madaxweynaha Somaliland oo lagu dhawaaqay Mobil