Akhriso Heshiiskii ay Wada Gaareen Maamulka Gamudug iyo Ahlusuna

0
76

Gal-mudug iyo Ahlu Sunna ayaa heshiis rasmi ah oo ka kooban 14 qodob ku kala saxiixday madaxtooyadda Soomaaliya iyadoo ay goob joog ka ahaayeen madaxweyne dowlada federaalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo qaar ka mid ah golaha wasiiradda ee dowladda Federaalka.

Halkan hoose ka aqriso qodobada lagu heshiiyay oo dhamaystiran: