Dhegeyso: Madaxweyne Farmaajo oo Ka Hadley Heshiiska Galmudug iyo Ahlusuna

0
94

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa faah faahin ka bixiyay heshiiska ay wada galeen Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna.

Madaxweyne Farmaajo ayaa marka hore Madaxweynaha Galmudug iyo Sheekh Maxamed Shakir ku ammaanay sida ay u soo dharaan dharinayeen heshiiska iyo meesha ay hada ay soo gaarsiiyeen, wuxuuna ugu baaqay in la dhaqan geliyo heshiiska la gaaray.

Sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Golaha Wasiirada Galmudug, Xildhibaanada iyo shacabka Gobolada Dhexa ka dalbaday in ay ka shaqeeyaan sidii horey loogu sii socon lahaa, si looga baxo dhibaatooyinka hada ka jira Gobolada Dhexe.

Farmaajo

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Farmaajo Mobil