Iyadoo ay soo if-baxday khilaaf soo kala dhex galay Guddoonka Labada Aqal ee Baaramaanka,kaasoo ka dhashay ka dib markii ay Golaha Shacabka ay Go’aamiyeen in ay la kulmaan Gudoomiyaasha Baarlamaanada Dowlad goboleedyada.
Arintaan ayaa ka careysiisay Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya,waxayna sheegeen ineysan suurta gal ahayn in ogaal la’aan Golaha Shacabka la kulmaan Guddoomiyeyaasha Baarlamaanka Dowlad Goboleedyada.
Mid ka mid ah Senatarada Aqalka sare oo lagu magacaabo Xuseen Sheikh Maxamuud ayaa cadeeyay jiritaanka khilaafka Labada Aqalka ee Baarlamaanka,balse wuxuu qiray inuu yahay mid aan sidaasi u buurneyn oo la xalin karo.
Sanator-Xuseen-Sheekh-Maxamuud-
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Sanator-Xuseen-Sheekh-Maxamuud- Mobil