Agaasimaha Radio Wadajir Atlanta ayaan ka wareysaney in dalka ay ka dhici karto doorasho nin iyo codkii marka la gaaro 2020, taasoo marar badan xukuumadihii kala duwanaa ay sheegeen in marka uu waqtigooda dhamaado laga dooran doono qof iyo codkii balse aysan dhicin.
Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada
Taas Somali weyn meel noo dhiga ee waxan din weydina Daafeed Wanla weyn Shanta Caleemo goorme dhaceysa Doorsho qof iyo cod iyo qolaba markeda talada degmada qabato?
Marja yaan leska dhaga tirin dadkana lesku biya kalar mariniin. Aqonyahanada ka soo jeedo Gobolkas oo weydiya hadaad awodan
insha alaah waa soo weydiin doonaa
Somalia wax ka socda waa Projects oo gaalada iyo Spmalida lacag ku cunaayaan. Xalima Yarey, Project ay wadato oo ka dambeeyey Madaxweyna Hassan Sheikh, iyo siyaasadiisa haku raadsadeen wixii ay ka heli karaan sida saaxibadooda. Ummadda Somalia oo dhan way ogtahay sheekadooda, in ay tahay waan soconweynay aan orodno. Dhaqanka Somalida qaar ayaa sida u sameeysan.
Tan waxaa la mid ah, dastuurka Somalida oo ahaa Project socday 7 (Toboda) sano, weli socda mar walbana lagu sheego in lagu sameeynaayo dib u eegid iyo turxaan bixin, si loo waafijiyo dano qabiil iyo wax la mid ah.
Taasna, waxaa la mid ah sida loo sameeyey Dowlad Goboleedyada oo aan lagu dhisan rabitaanka Somalida, oo laga dhigay mashruuc lacag badan lagu qaatay oo ku xeshiiyay gaalada iyo Somalida ay ku cuneen, ugu dambeena ay burburidoona.
Arimahaan oo dhan waxaa wato gaalo iyo kuwa Somalia ah oo isku sheegaaya in ay siyaasi u taagan Danahooda, Dana Qabiil iyo ka shaqeenta kala taga Somalaia. Hadii dalkaan sidaa uu ku socdo waa lagu kala tagayaa, taas cidna isma weydiinayso.
Comments are closed.