Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu ka sameeyey reysulwasaarihii hore ee dowlada federaalka somaliya Cumar Cabdirashiid sawirkaas oo uu kaga turjumayo eedeymo horey loogu soo jeediyey oo ahaa in uu kenya ka iibiyey qeybo ka mid xeebaha somaliyeed.