Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka dalbaday Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed in ay ilaaliyaan hufnaanta Shaqo ciidamada.
Waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in sare loo qaado Aqlaaqda Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.
Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in uusan jirin Askari xun laakiin uu jiro Sarkaal xun oo jiho wanaagsan ku hagin ciidamada.
halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada