Dhegeyso: Reysulwasaraha Xukumada Federaalka oo Fariin u Direy Mucaaradka

0
51

Raiisul Wasaaraha xukuumada federaalka Somaliya Xasan Cali Khayre, ayaa waxaa uu maanta fariin u diray Siyaasiyiinta Mucaaradka ah ee ku sugan Magaalada Muqdisho, xilli muddooyinkii dambe ay jireen siyaasiyiin kala duwan oo dowladda dhaliilaayay.

Xasan Cali Khayre, ayaa wuxuu sheegay dhaliisha wax dhiseysa inay soo dhaweynayaan, balse ay ka digayaan dhaliilahaha danaha shaqsiga ku jirto ee shacabka Somaliyed aysan dani ugu jirin.

Reysulwasaare Khayre

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Reysulwasaare Khayre Mobil